MIME-Version: 1.0 Content-Location: file:///C:/2D2811E9/TNSomali.htm Content-Transfer-Encoding: quoted-printable Content-Type: text/html; charset="us-ascii"
Wargalinta Khamiista
11/21/07
Jadwalka &nb=
sp;
Habee= nka Xisaabta &nbs= p; &= nbsp; &nbs= p;
Di= seembar 5teeda &= nbsp; &nbs= p; &= nbsp;
Shirka gudiga Dugsiga
JSCEE 6:00 p.m.  = ; &n= bsp;
&n= bsp;  = ; &nb= sp;
DIS. 14
Kulan= ka COOPER iyo &n= bsp;
Waali= dka
= DIS 19
Waa= span> Ciidul Fidri
DIS. 21
1 saa= c ayaa hray loobaxayaa
DIS. 24-JANYO 4
Fasax= ii Dugsiga
DIS. 26
Bilow= gii Kwanzaa
Maalmo Muhiim
ah.  =
;
Ha il= aawin &nb= sp; = &n= bsp; <= /p>
Jimca= ha soo socda &n= bsp;  = ;
Nof. 2 9keeda 5:15-7:30 p.m.
Habeeka<= span style=3D'color:black'> Xisaabta  = ; &n= bsp;  = ; &n= bsp; <= /p>
Casho= , Ciyaaro, caawin
Waali= dka shaqo guriga ardayga, .=
Iyo in= kale oo badan.= p>
Caruu= rta waa laydiin
Hanayaa( Childcare)
Turju= baan hadaad rabtid fadlan
Wac= span> 206-252-8170
Ku= lanka 1waad ee PTA =
Khamiista, Nofeenbar 29keeda 7:45 = p.m. &nb= sp; = &nb= sp;
Xisuusnoow inaad joogtid habeenka xisaabta kadib.Erayo badan ayaad baran doontaa. Waxaa farxad noo<=
/span> ah inaan kulanno.
Cooper PTA
Qo= lka 306 ---- Fasalka 5aad
Waxaan hada shaqaaleeyay macalin dhiga
kafasalka 5aad qolka 306. Kevin Finney ayaa magiciisa layidhaahdaa. Kevin waa malin lix sanadood oo lhibrad ah leh. &n= bsp;Kevin waxuu = ahaa kaaliye halka intabadanna uu caruurtiisa caawin jiray. Kevin waxuu shaqada bilaabi doonaa Nofeebar 26k= eeda. Dhamaantayo waan soo dhaweneynaa.
Cathy
Ca= awinta Waalidka ee Ardayda
Siyaabaha ugu fiican ee ay waalidiintu <= span class=3DSpellE>caruurtooda ku caawin karaan,
waa= span> inay hubiymalin walba ardaygu inudugsiga tago wakhtiga loogu talagalay.
Si aan tan uhubino, warqado ayaan idiin soo diri doonaa hadii ardaygu googoys noqdo.
Yoolkayagu= span> waa = inaan lashaqeyno waalidka iyo ilmahaba.
Cathy
Canugaaga u akhri marwalba.
Caruurtu wey jecelyihiin in = wax loo akhriyo. Way fiican<= /span> tahay in aad wakhti galiso milmahaaga, = iyo kobcinta wax akhriskooda.
Waxay ilmahaaga usahleysaa akhrinta wax badan. Waxaa laga
yaabaa marka ay wax=
akhrinayaan, haday eray kucusub arkaan
oo laakiin mar aad wax u akhrinaysay
Hadii luqadaadu aaney Ingriis ahayn, sidoo kale kale waa muhiim inaad ilamahaaga u akhrido. Erayo badan ayuu<= /span> ka korarsanayaa, cilmi baadhis waxaa lagu helay. Wax u = akhrinta ilmaha markay yar yar yihiin, waxay caawinnaysaa = markay waa weeynaadaan.
Marka= ad ilmaha wax u arkhriyayso waxaad uga sheekeyn kartaa wax yaabaha sheekadu kakooban tahy, wax yaabahay kahadleyso, goortay dhacday iwm.
Sidoo
kale waxaa jira looga cawiyo shaqo
guriga.